Madaxweynaha Hirshabelle oo xarunta Xalane kula kulmay Alberto Vecchi (Daawo Sawirro)

 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta xarunta Xalane kulan kula qaatay  Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi.   Kulankaan ayaa looga hadlay Arrimaha Fatahaadaha Amniga iyo Fulinta Mashaariicyo horumarineed oo wax tar u leh bulshada Deegaanada Hirshabeelle.   Madaxweynaha ayaa Ambassador Alberto Vecchi Safiirka Dowlada Talyaaniga ee Soomaaliya la wadaagay … Continue reading Madaxweynaha Hirshabelle oo xarunta Xalane kula kulmay Alberto Vecchi (Daawo Sawirro)